Khilaaf ka taagan Cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ahlu sunna oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu ka jiro cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug. Gudoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa Axadii magacaabay Guddi ka kooban 13-xubnood oo loogu tala galay in ay hogaamiyaan Doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo dhawaan la filayo in ay ka dhacdo … Continue reading Khilaaf ka taagan Cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ahlu sunna oo…